525 Views

Kulan loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida oo ka dhacay magaalada London

Kulan loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida oo ka dhacay magaalada London
____________________________________________________________________________

Aaxd: May 29, 2022

Magaalada London waxaa ka dhacay kulan loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida, kaasoo looga hadlayay caafimaadka maskaxda iyo xanuunnada dhimirka.

Kulanka oo loogu magacdaray “aan Wada Hadalno”, ayna maalgalisay shirkadda Dahabshiil ayaa xoogga lagu saaray fuquuqa ay la kulmaan dadka qaba xanuunnada dhimirka iyo caawinaadda ay heli karaan.

Dr Samiira Ciise oo kamid ah dadkii ka hadlay kulanka, ayaa sheegtay in dadka cuduradan la xanuusanaya ay ubaahn yihiin latalin badan,waxayna inta ku dartay in hooyooyinka korinaya caruurta dhimirka ka xanuunsan ay aad ugu dhibanyihin, culeys weyna uu haysto.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post