588 Views

Uganda oo kamid ah dalalka ay dowladdu si weyn ula dagaallanto sicir bararka oo hadda shacabkiisu waxa ay wajahayaan xaalad adag.

Uganda oo kamid ah dalalka ay dowladdu si weyn ula dagaallanto sicir bararka oo  hadda shacabkiisu waxa ay wajahayaan xaalad adag.
____________________________________________________________________________

Aaxd: May 29, 2022

Uganda oo kamid ah dalalka ay dowladdu si weyn ula dagaallanto sicir bararka ayaa hadda shacabkiisu waxa ay wajahayaan xaalad adag, kadib markii qiimaha quutul daruuriga uu sare u kacay ku dhawaad 5%.

Dadka Uganda ayaa ku qasbanaaday inay iska dhaafaan cunnooyinka qaar, maadaama aysan iibsan karin.

Dr. Ibraahim Kasire oo ka tirsan xarunta cilimi baarisata , siyaasadda iyo dhaqaalaha ayaa sheegay in ay dowlda waxba ka qaban karin xaaladda dhaqaale ee uu haatan wadanka ku jiro.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post