624 Views

R/Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka.

R/Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka.
____________________________________________________________________________

Khamiis: June 16, 2022

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ugu hambalyeeyay xilka qaran ee loo magacaabay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddoonka Golaha Shacabka ka codsaday in ay ku gacan siiyaan sidii uu heli lahaa kalsoonida Golaha, si uu usoo dhiso xukuumad cusub.

Sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha shacabka ayaa kulan qayb ka ahaa.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS, kaas oo ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay una rajeeyay in Eebbe ku guuleeyo

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post