366 Views

Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir ah

Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir ah
____________________________________________________________________________

Axad: June 19, 202

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca koonfureed, xilli ay ciidamadiisa horumar gaabis ah ka samaynayaan dagaalka ka socda gobolkaas.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa booqday magaalooyinka Mykolaiv iyo Odesa, oo ah meelaha ay bartilmaameedsadeen militeriga Ruushka ee isku dayaya inay qabsadaan xeebta Badda Madow.Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca koonfureed, xilli ay ciidamadiisa horumar gaabis ah ka samaynayaan dagaalka ka socda gobolkaas.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa booqday magaalooyinka Mykolaiv iyo Odesa, oo ah meelaha ay bartilmaameedsadeen militeriga Ruushka ee isku dayaya inay qabsadaan xeebta Badda Madow.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post