Hambalyo NIKAAX oo loo dirayo Liibaan Daacad & Fowsiyo Maxamed Cali oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho
Waxaan tahniyad aroos hawada loo marineynaa Boqorka iyo boqorada Mr Liibaan Xaaji Abdi Jamac & Drs Fowsiyo Maxamed Cali oo arooskooda ka dhacey Mugdisho…