660 Views

Soomaaliya oo kalluunka ku baddalaneysa qaadka

Soomaaliya oo kalluunka ku baddalaneysa qaadka
____________________________________________________________________________

Sabti: July 16, 2022

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray heshiis ay dib ugu soo celinayaan xiriirkooda diblumaasiyadeed kaas oo muddooyinkii u dambeeyey xumaa.

Heshiiska oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenya ay goob joog u ahaayeen ayaa ka koobnaa 11 qodob, oo laba toddobaad gudahood ku dhaqan galaya.

Waxaana qodobbadaasi ka mid ah xoojinta xiriirka dhaqaale, amni, socdaalka iyo siyaasadda. Soomaaliya waxay oggolaatay qaadka Kenya in Soomaaliya la geeyo Soomaaliyana qaadka baddalkiisa ay kalluunka u soo dhoofiso dalka Kenya.

Afhayeenka madaxtooyaa Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa BBC uga warramay waxa ay Sooomaaliya heshiiskaasi ka heshay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post