267 Views

Madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe oo goor dambe oo xalay ahayd magacaabay Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe oo  goor dambe oo xalay ahayd magacaabay Golihiisa Wasiirada.
____________________________________________________________________________

Isniin: AUGUST 1, 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa goor dambe oo xalay ahayd magacaabay Golihiisa Wasiirada.

Golaha Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha ayaa ka kooban 81 xubnood, oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Xubnaha la magacaabay lix kamid ah ayaa haween ah, kuwaas oo min laba xubnood ka helay Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru Dowleyaasha.

Madaxweyne Hirshabelle Cali Guudlaawe ayay muddo 20 bilood ku siman ku qaadatay magacaabidda Golihiisa Wasiirada cususb.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post