492 Views

QM oo Israa’iil ugu baaqday joojinta duqeynta ay ku hayso Magaalada Qaza

QM oo Israa’iil ugu baaqday joojinta duqeynta ay ku hayso Magaalada Qaza
____________________________________________________________________________

Axad: AUGUST 7, 2022

Isku duwaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay u jooga dhulka la haysto ee Falastiin, Lynn Hastings, ayaa ku baaqay in la joojiyo la jooniyo duqeynta ay Israeli ku hayso Magaalada Qasa, si looga fogaado dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaara dadka rayidka ah.

Bayaan ay soo saartay, Hastings ayaa ku tilmaantay xaaladda bini’aadantinimo ee Qasa ay aad u liidato, taasi oo ay uga dartay duqeynta ay Israel ka geysatay Xaafado ku yaalla magaalada.

Sidoo kale, Mr Hastings ayaa ku baaqay in la fududeeyo howlaha gargaarka Binu-aadanimada si buu yiri loo soo celiyo adeegyada Bulshada muhiimka u ah ee istaagay, sida sida isbitaallada, dugsiyada, bakhaarada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post