Doorashada Madaxweynaha Kenya oo weji cusub yeelatay. Posted on August 11, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: AUGUST 11, 2022 Waxaa weli socota tirinta codadka doorashadii madaxweyne ee Talaadadii ka dhacday dalka Kenya, ayada oo weli uusan jirin musharax si…Read more »
Magaalooyinka Somaliland waxaa saaka ka socda Bannaanbaxyo waaweyn, kaas oo ay isugu soo baxeen Kumannaan Shacab ah. Posted on August 11, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: AUGUST 11, 2022 Magaalooyinka Somaliland waxaa saaka ka socda Bannaanbaxyo waaweyn, kaas oo ay isugu soo baxeen Kumannaan Shacab ah. Xisbiyada Mucaaradka ee…Read more »
Sarkaal u dhashay dalka Iraan oo lagu eedeeyey inuu doonayey in uu dilo masuul Maraykan ah Posted on August 11, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: AUGUST 11, 2022 Waaxda cadaaladda ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in Sarkaal u dhashay dalka Iraan in lagu soo oogay dacwad la xidhiidha…Read more »
Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab Posted on August 11, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: AUGUST 11, 2022 Militariga Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd shaaciyey in saddex weerar oo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen waqooyiga magaalada Muqdisho…Read more »
Madaxweyne Qoorqoor oo tababar u furay ciidamo katirsan Booliska Galmudug Posted on August 11, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: AUGUST 11, 2022 Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug. Tababarka ayaa maanta si…Read more »