318 Views

Dagaal xooggan oo xalay ka dillaacay magaalada Tripoli ee xarunta dalka Libya

Dagaal xooggan oo xalay ka dillaacay magaalada Tripoli ee xarunta dalka Libya
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Dagaal xooggan oo xalay ka dillaacay magaalada Tripoli ee xarunta dalka Libya ayaa lagu soo warramayaa in uu weli halkaasi ka socdo, iyadoo kooxaha iska soo horjeeda ay rasaas iyo madaafiic isweydaarsanayaan.

Dhowr qarax oo waaweyn ayaa saakay aroortii laga maqlay magaalada taasi oo cabsi weyn ku abuurtay dadka shacabka ah.

Dagaalka ayaa ka bilowday bartamaha Tripoli xalay markii mid ka mid ah kooxaha hubeysan ee magaalada ugu awoodda badan ay weerartay xoogag ka soo horjeeda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post