456 Views

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Hay’adda IOM kala hadashay Arrimaha Xasilinta & Dib u heshisiinta

Wasiirka Arrimaha Gudaha  oo Hay’adda IOM kala hadashay Arrimaha Xasilinta & Dib u heshisiinta
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM) Frantz Celestin.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ilyaas Cali Xasan iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda, waxaa inta uu socday looga hadlay Arrimaha Xasilinta iyo Dib u heshisiinta.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in ay ka go’an tahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya in ay si dhow ula shaqeyso Hay’adda IOM ee Soomaaliya.

Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM) Frantz Celestin ayaa isna dhankiisa ballaanday in ay Dowladda ay caawin doonaan arimaha kulanka looga wada hadlay ee Xasilinta iyo Dib u heshisiinta

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post