327 Views

Jahwareer ka dhashay madaxweyne dalacsiiyay taliye waa hore dhintay

Jahwareer ka dhashay madaxweyne dalacsiiyay taliye waa hore dhintay
____________________________________________________________________________

Arbaco: OCTOBER 19, 2022

War ka soo baxay xafiiska madaxtooyadda oo lagu dalacsiiyay jeneraal dhintay ayaa qosol iyo jahawareer ka dhaliyay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Dadka ku nool DR Congo iyo sidoo kale dalka dariska la ah ee Rwanda, ayaa bartooda twitter-ka soo dhigayay muuqaallo ku saabsan arrintan, iyadoo dad badan ay la yaaban yihiin sida qaladka loo sameeyay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post