Ciidamada Xoogga Dalka Oo Tuulooyin Hoostaga Janaale Ka Sifeeyay alshabaab Posted on August 28, 2022 by QOL Contributor | Axad: AUGUST 28, 2022 Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Janaale…Read more »
Qasaaraha dhimashada ee dalka Pakistan oo ay ku dhufteen daadad xooggan. Ilaa hadda in ka badan 1,000 qof oo la xaqiijiyay inay dhinteen Posted on August 28, 2022 by QOL Contributor | Axad: AUGUST 28, 2022 Waxaa sii kordhaya tirada dhimashada ee dalka Pakistan oo ay ku dhufteen daadad xooggan. Ilaa hadda in ka badan 1,000…Read more »
Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay magaalo muhiim ah oo ku taalla waqooyiga dalkaas kadib maalmo dagaal ah Posted on August 28, 2022 by QOL Contributor | Axad: AUGUST 28, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay isaga baxeen magaalada Kobo ee waqooyiga gobolka Axmaarada si ay u xakameeyaan khasaare…Read more »
Dagaalka khaare badan dhaliyay oo wali ka socda Libya maalintii sadaxaad Posted on August 28, 2022 by QOL Contributor | Axad: AUGUST 28, 2022 Ugu yaraan saddex iyo labaatan qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal…Read more »
Raysal Wasaare Xamse iyo Wasiirka Arrimaha Dibedde ee Japan Yoshimasa oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal Posted on August 28, 2022 by QOL Contributor | Axad: AUGUST 28, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa habeenkii xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis…Read more »