402 Views

Ruushka iyo Shiinaha oo saxiixday heshiis Amni

Ruushka iyo Shiinaha oo saxiixday heshiis Amni
____________________________________________________________________________

 Talaado: SEPTEMBER 19, 2022

Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka ayaa wada saxiixay heshiis iskaashi oo la xiriira dhica ammaanka, iyada oo uu weli socdo dagaalka Ukraine.

Labada wadan ayaa ku heshiiyay  “in la balaariyo xog isweydaarsiga ka hortagga xagjirnimada iyo isku dayada shisheeye ee lagu wiiqayo nidaamka dastuuriga ah ee labada dal”.

Saraakiisha Shiinaha iyo Ruushka heshiis u kala Saxiixay ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la ballaariyo iskaashiga dhanka amniga internetka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post