270 Views

War Deg Deg ah Qaraxyo waa weyn oo goor dhawayd ka dhacay magaalada Beledwweyn

War Deg Deg ah  Qaraxyo waa weyn oo goor dhawayd  ka dhacay magaalada Beledwweyn
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo goordhow laga maqlay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Qaraxyada oo labo ahaa ayaa waxaa loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyey walxaha qarxay, kuwaas oo ahaa ismiidamain, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo deegaanka.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxyadan lagu bartilmaameedsaday xerada Lama Galaay oo ay ku yaallaan xafiiska maamulka HirShabelle.

Sidoo kale Xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaana haatan socdo gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post