282 Views

DFS oo sheegtay in la dilay Sarkaal iyo Xubno ka tirsan Al-shabaab

DFS oo sheegtay in la dilay Sarkaal iyo Xubno ka tirsan Al-shabaab
____________________________________________________________________________

Sabti: OCTOBER 8, 2022

Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in degaanka Janaale Sarkaal iyo xubno ka tirsan Al-shabaab, ka dib howlgallo ay ka sameeyeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in Sarkaalka la dilay lagu magacaabo Maxamed Nuur Shire, isla markaasna Al-shabaab u qaabilsana gobolka Shabeelaha Hoose.

Sidoo kale, waxaa howgalgalka lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab, isla markana wehliyay Sarkaalka, sida uu warbaahinta u sheegay Taliyaha Ururka 66-aad Guutada 14-ka Oktoobar Xds.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post