318 Views

Aaska dadkii ku dhintay isbuurashadii Sabtidii ka dhacday K/Koonfureed oo la bilaabay

Aaska dadkii ku dhintay isbuurashadii Sabtidii ka dhacday K/Koonfureed oo la bilaabay
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 31, 2022

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Yoon Suk-yeol, ayaa booqday goob lagu qabanayay munaasabad allabari ah oo ku taal caasimadda Seoul, si loo xuso dadkii ku dhintay isbuurashadii Sabtidii ka dhacday dalkaas.

In ka badan boqol iyo konton qof ayaa ku dhintay dhacdadaas.

Waxaa socda baaritaano lagu ogaanayo wixii dhacay habeenkii sabtida. Booliska ayaa sidoo kale hadda shaaciyay magacyada dhammaan 154 qof ee ku dhintay isbuurashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post