300 Views

Dowlada Norway oo ku dhawaaqday inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.

Dowlada Norway oo ku dhawaaqday inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.
____________________________________________________________________________

Talaado: NOVEMBER 1, 2022

Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.

Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go’anka Norway iyo Xaalada Diyaargarow ee xiligan sameesay.

Wasiirka gaashaandhiga Sweden Pål Jonson (M) ayaa sheegay in si dhab ah u eegayaan xaalada amaanka sida Norway oo kale heerka diyaargarowga ay sameesay.

isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in Sweden aysan hada ku jirin Xaalad diyaargarow oo kor loogu qaado dhanka ciidanka.

Dalka ruushka ee Ukraine ayaa keentay in Norway ay sare u qaado dhanka diyaargarowga ciidanka 0 ilaa 1.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post