321 Views

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Wararka ka imaanaya deegaanka shiila- gaduud oo u dhaxeeya deeganka Ceel baar iyo Degmada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi saakay dagaal ka dhacay.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa weerar ku qaaday deegaanka oo ay fariisin kula haayeen maleeshiyaadka Argagaxisada alshabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka gar ahaan Qaybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Genaral saalax yacquub ayaa sheegay in qasaaro xooggan ay gaarsiiyeen maleeshiyada Aragagixisada.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Ciidanku ay baariaano ka wadaan deegaanka si loo hubiyo amniga deegaanka shiila-gaduud.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post