351 Views

Nin u soo lugeeyay Jeddah ilaa Dooxa si uu u daawado Ciyaaraha Adduunka.

Nin u soo lugeeyay Jeddah ilaa Dooxa si uu u daawado Ciyaaraha Adduunka.
____________________________________________________________________________

Talaado: NOVEMBER 22, 2022

Taageerayaal badan oo Carbeed ayaa ka faa’ideysanaya jawiga Qadar ee lagu qabanayo koobka adduunka ee sanadkan.

Cabdullah Al-Salami ayaa ka dhabeeyay riyadiisa ahayd inuu daawado ciyaaraha Koobka Adduunka kaddib markii uu ku lugeeyay masaafada u dhaxeysa magaaladiisa Jeddah ee Sacuudi Carabiya ilaa iyo magaalada Dooxa ee caasimadda Qadar.

Al-Salami ayaa BBC-da laanteeda Carabiga u sheegay inuu wajahay dhibaatooyin badan, balse uu dhibaatooyinkaas ku ilaabay ciyaaraha uu daawanayo.

Taageerayaasha Carbeed ayaa xiiso gaar ah u yeelay Koobka Adduunka kaddib markii Sacuudi Carabiya ay 2-1 ugu badisay dalka Argentina.

Office  Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post