Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay Nin Oromo ah oo Feedh ku dilay Wiil dhalinyaro ah oo Reer Hargaysa ah
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa , kaas oo uu geystay nin ajnabi…