294 Views

Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho oo sheegaya in rasaas iyo qaraxyo laga maqlayo hoteel u dhow Madaxtooyada.

Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho oo  sheegaya in rasaas iyo qaraxyo laga maqlayo hoteel u dhow Madaxtooyada.
____________________________________________________________________________

Axad: NOVEMBER 27, 2022

Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas iyo qaraxyo laga maqlayo hoteel u dhow Madaxtooyada.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay hoteelka Villa Rays isla markaana uu ka dhashay khasaaro.

Waxaa la sheegayaa in halka uu weerarku ka dhacay ay ku sugnaayeen wasiirro iyo xildhibaanno.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post