411 Views

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday abwaan Cumar Cabdiwaaxid Aadan Abwaan Geesir

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday abwaan Cumar Cabdiwaaxid Aadan  Abwaan Geesir
____________________________________________________________________________

Talaado: NOVEMBER 29, 2022

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday abwaan Cumar Cabdiwaaxid Aadan oo ku magac dheeraa (Abwaan Geesi).

Abwaan Geesi ayaa muddo toddobaad ah ku jiray isbitaal, isagoo u geeriyooday xanuun dhanka caloosha ah oo uu in muddo ah la xanuunsanaa.

Abwaan Geesi ayaa ahaa abwaan iyo jilaa aad loogu yaqaanno ruwaayadaha, wuxuuna caanka ka ahaa baraha bulshada Soomaalida.

Muddooyinkii ugu dambeeyay wuxuu ku noolaa qeybo ka mid ah Soomaaliya, labadii bilood ee ugu dambeysay ayuuna ku soo laabtay Nairobi oo hore uu ugu noolaa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post