327 Views

Kista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay Moolkaasi”

Kista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay Moolkaasi”
____________________________________________________________________________

Talaado: Novembe: 29, 2022

Sida Wararka looga Helayo Rag ayaa gudaha u galay Moolka Kista ee Caasimada Stockholm si ay halkaasi dhac uga geestaan.

Booliska ayaa Dhacdadan uga warbixiyay Warbaahinta kadib markii la qabtay Afar nin oo ka danbeeyay Weerarka.

Weerarka ayaa ahaa mid lagu doonayay in lagu dhaaco mid kamid ah Baqaarada Moolka Kista.

Booliska oo gaaray Halkaasi ayaa u suura gashay inuu Qabto Raga doonayay inay fuliyaan weerarka halka mid kamid ah oo Gaari la baxsaday gadaal laga qabtay.

Joornalka Aftonpladet ayaa soo wariyay in mid kamid ah Ragaasi uu isku Dayay in uu Booliska iska Caabiyo taasi oo sababta Rasaasta uu isticmaalay Booliska Sweden.

Somaliska Stockholm

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post