804 Views

Ciidamada ammaanka degmada Yaaqshiid oo Xalay Dilay nin hubeysan.

Ciidamada ammaanka  degmada Yaaqshiid oo Xalay Dilay nin hubeysan.
____________________________________________________________________________

Axad: August 29, 2021

 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xaafada Cali turcaaye ee degmada Yaaqshiid ay  Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ku toogteen Nin la sheegay in uu ku hubeysnaa bambaanooyinka iyo qoriga loo yaqaano AK-47 ka.

Ciidamada Booliska Saraakiishii hoggaaminesay  ee ka howlgala degmada Yaaqshiid ayaa sheegay iney Ciidamada toogteen Nin hubeysanaa xilli howlgal gaaf-wareeg  ah ay ka wadeen xaafadda uu dilka ka dhacay..

Sidoo kale Tiro dhowr jeer ah ayaa xaafadaha dhaca degmooyinka waqooyi iyo kuwa galbeed ay dadka ka cabanayeen maleeshiyaad hubeysan kuwaa oo dil iyo dhaawacba geysta kaddib markii ay ka qaataan dadka waxyaabaha ay sitaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post