783 Views

Waaxda caafimaadka UK ee NHS oo amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay qaataan talaalka COVID-19

Waaxda caafimaadka UK ee NHS oo  amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay qaataan  talaalka COVID-19
____________________________________________________________________________

Arbaco : November 10, 2021

Dawladda Britain ayaa amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay ku qasban yihiin qaadashada labada talaal ee ka hortagga xanuunka COVID-19.

Wasaaradda caafimaadka Dalkaas ayaa amarkan soo saartay in la qaato Talaalkaas ka hor, bisha April ee sanadka 2022-ka soo socda in uu dhamaado, taasi oo ah amae deg deg ah.

sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Sajid Javid shalaalaha ayaa lagu amray in ay is diiwaan Galiyaan ka hor Sanadka 2021 inta uusan dhamaan.

Sidoo kale Amarkan ayaa imaanaya Xili amar Nuucaan oo kale ay ay Dowlada Maraykanka ku soo rogtay shaqaalaha iyo Ciidamada qalabka sida in ay baaritaan isku sameeyaan ayna is talalaan, qofkii aan Rabina uu ka tago shaqada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post