War deg deg ah: Taliska NISA oo shaaciyay goor dhawayd oo caawa ah in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab oo oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta
Sabti: DECEMBER 17, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kadib howlgallo culus oo ka…