321 Views

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal
____________________________________________________________________________

Sabti: DECEMBER 17, 2022

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa kooxda Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada dhexe.

Goobta lagu soo bandhigay waxaa ku sugnaa Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Dayax Cabdi Cabdulle iyo masuuliyiin kale.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-9239750850565364&output=html&h=250&slotname=3938469935&adk=4218019842&adf=817608563&pi=t.ma~as.3938469935&w=300&lmt=1671300936&format=300×250&url=https%3A%2F%2Fmudug24.com%2Fnuur-macalin-abuukar-calasow-oo-ka-tirsanaa-alshabaab-oo-goordhow-isisoo-dhiibaysawiro%2F&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMC4xLjAiLCJ4ODYiLCIiLCIxMDguMC41MzU5LjEyNSIsW10sZmFsc2UsbnVsbCwiMzIiLFtbIk5vdD9BX0JyYW5kIiwiOC4wLjAuMCJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMDguMC41MzU5LjEyNSJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjEwOC4wLjUzNTkuMTI1Il1dLGZhbHNlXQ..&dt=1671300648455&bpp=2&bdt=1528&idt=3807&shv=r20221207&mjsv=m202212070101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D80cadf7843ab9a88-22408f3798d600e7%3AT%3D1667720417%3ART%3D1667720417%3AS%3DALNI_MalYSPgEi0u1KAk8Ib47dPgwj_y3Q&gpic=UID%3D000005bd4d666e2e%3AT%3D1651051990%3ART%3D1671299497%3AS%3DALNI_MbZTKOETDxUgJYSm1y5MhOTCc2S8w&prev_fmts=0x0%2C308x250%2C973x280%2C300x250&nras=2&correlator=8754260551465&frm=20&pv=1&ga_vid=653505934.1671300649&ga_sid=1671300649&ga_hid=1544493087&ga_fc=0&u_tz=180&u_his=27&u_h=768&u_w=1024&u_ah=728&u_aw=1024&u_cd=24&u_sd=1&dmc=2&adx=199&ady=1451&biw=1007&bih=657&scr_x=0&scr_y=0&eid=44759875%2C44759926%2C44759837%2C44773809%2C31071276%2C44779793%2C44780792&oid=2&pvsid=2913071376114340&tmod=307049077&uas=0&nvt=1&ref=https%3A%2F%2Fmudug24.com%2F&eae=0&fc=1920&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1024%2C0%2C1024%2C728%2C1024%2C657&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=0&bc=31&ifi=5&uci=a!5&btvi=2&fsb=1&xpc=RoiAuaDOmB&p=https%3A//mudug24.com&dtd=M Tan iyo Markii Weerarka Lagu Qaaday Alshabaab Ciidamo Katirsanaa Alshabaab ayaa Bilaabay inay isku Soo Dhiibaan Ciidamada Xooga Dalka .

Nairobi Kenya

Sabti: DECEMBER 17, 2022

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa kooxda Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada dhexe.

Goobta lagu soo bandhigay waxaa ku sugnaa Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Dayax Cabdi Cabdulle iyo masuuliyiin kale.

Tan iyo Markii Weerarka Lagu Qaaday Alshabaab Ciidamo Katirsanaa Alshabaab ayaa Bilaabay inay isku Soo Dhiibaan Ciidamada Xooga Dalka .

Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post