243 Views

Kabtanka kooxda Agrentina ee ku guuleysatay Koobka Adduunka, Lionel Messi, oo BBC-da u aqoonsatay Xiddigga Ciyaaraha ee Sanadka

Kabtanka kooxda Agrentina ee ku guuleysatay Koobka Adduunka, Lionel Messi,  oo BBC-da u aqoonsatay Xiddigga Ciyaaraha ee Sanadka
____________________________________________________________________________

Talaado: December 20, 2022

Kabtanka kooxda Agrentina ee ku guuleysatay Koobka Adduunka, Lionel Messi, ayay BBC-du u magacowday Xiddigga Cayaaraha ee Sanadka 2022.

Messi, oo 35 jir ah, ayaa kooxdiisa u suurtogeliyay binay qaaddo Koobka Adduunka, kaddib 36 sano oo aysan kooxdu qaadin koobka.

Markii Messi ay kooxdiisa Axaddii la cayaareysay Faransiiska, waxay ahayd cayaartii 26-aad ee Koobka Adduunka ee uu safto.

Messi haatan waa cayaaryahanka ugu goolasha badan ee Argentina, kaddib cayaarihii Koobka Adduunka 2022 ee lagu qabtay dalka Qadar.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post