Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika Posted on January 23, 2023 by QOL Contributor | Isniin: January 23 2023 Dowladda Koonfur Afrika ayaa baahisay sawirrada iyo muuqaal ku saabsan booqashada wasiirk arrimaha dibadda Ruushka, Sergei Lavrov uu ku tagay…Read more »
Madaxweynaha Zambia oo ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda. Posted on January 23, 2023 by QOL Contributor | Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema ayaa ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda. Hadalkiisa ayaa qeyb ka ah dadaallada ku…Read more »
Nin hubaysan oo 10 qof ku dilay gobolka California ee dalka Maraykanka Posted on January 23, 2023 by QOL Contributor | Isniin: January 23 2023 California – Nin hubaysan ayaa 10 qof ku dilay magaalada Los Angeles ee gobolka California ee dalka Maraykanka, ninkan ayaa…Read more »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Canbaaraysay falkii ka dhacay dalka Sweden ee Kutubka lagu gubay.. Posted on January 23, 2023 by QOL Contributor | Isniin: January 23 2023 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan falkii ka dhacay dalka Sweden, kadib markii uu nin xag jir ah…Read more »
magaalada Laascaanood oo si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali Posted on January 23, 2023 by QOL Contributor | Isniin: January 23 2023 Waxaa maanta magaalada Laascaanood si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali . Garaadka…Read more »