372 Views

Ganacsade lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool

Ganacsade lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool
____________________________________________________________________________

Wararka  ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Magaaladaas Nin ganacsade ahaa .

Wararkaa ayaa sheegaya in ganacsadaha la dilay lagu magacaabi jiray Jaamac Cilmi Kadiye oo loo yaqaano (Jaamac Qaxoonti) kana mid ahaa ganacsatada waaweyn ee magaalada Laascaanood oo lagu dilay isla magaaladaasi,

Hase ‘ahaatee ‘ dilka xalay ka dhacay  Magaalada Laascaanood  ayaa noqonaya dilkii 3 aad afar maalmood gudahood, oo lagu dilo  qof  Reer Laascaanood ah magaalada lama oga cidda ka dambeysa dilka ganacsaahaan

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post