72 Views

Amniga Garoowe oo la adkeeyey kahor doorashada madaxweynaha

Amniga Garoowe oo la adkeeyey kahor doorashada madaxweynaha
____________________________________________________________________________

GAROOWE — Gudiga amniga Doorashada Puntland ayaa sheegay in la joojiyay laga bilaabo Saqda dhexe ee Caawa isu socodka gaadiidka ee gobollada oo ay ku jiraan gaadiidka dibedda kasoo galaya magaalada Garoowe oo lagu qabanayo doorashada hoggaanka maamulka.

Taliyahaa Ciidanka Booliska Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire kana mid ah guddiga Amniga Doorashada ayaa wariyaha VOA Faadumo Yaasiin waxaa uu ugu waramay sida ay ugu diyaara garoobeen sugida Amniga Doorashada Puntlanad.

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post