90 Views

Soomaalida Toronto oo laga wacyi-gelinayo xanuunada dhimirka

Soomaalida Toronto oo laga wacyi-gelinayo xanuunada dhimirka
____________________________________________________________________________

TORONTO — Qaar ka mid ah aqoonyahannada Soomaalida ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wada barnaamijyo isugu jira wacyigelin iyo la-talin ku saabsan xanuunnada ku dhaca dhimirka.

Dadka barnaamijyadaas wada waxaa kamid ah Hoda Jaamac Samatar oo in ka badan 20 sano ka shaqeyneysa daryeelka cudurrada dhimirka.

Haddaba wariyaha VOA-da Canada Xuseen Nuur Xaaji oo wareystay Hoda Jaamac ayaa ugu horreyn waydiiyay waxyaabaha keena xanuunnada ku dhaca dhimirka?

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post