Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu u tegayo Addis-Ababa Posted on February 15, 2024 by QOL Editor | MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud, oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Kismayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inuu Addis Ababa u…Read more »
MW Xasan Sheekh oo bogaadiyey heshiiska tayeynta CXD ee ay wada saxiixdeen Soomaaliya & Mareykanka Posted on February 15, 2024 by QOL Editor | Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen…Read more »
Erdogan oo ballan-qaaday in Turkiga uu difaaci doono Soomaaliya Posted on February 15, 2024 by QOL Editor | QAAHIRA — Madaxweynaha Turkga Recep Tayyip Erdogan oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa ballan qaaday in Turkigu uu difaaci doono madax-banaanida dalal ay…Read more »
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay ka mid tahay horumarrada dhanka hawada Soomaaliya Posted on February 15, 2024 by QOL Editor | Muqdisho — Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socdo qeybo kamid…Read more »