87 Views

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu u tegayo Addis-Ababa

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu u tegayo Addis-Ababa
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud, oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Kismayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inuu Addis Ababa u tagayo saddex shir oo kala duwan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirarkaas oo ah Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD iyo EAC ay leeyihiin uu mid walba geyn doono mowqifka Soomaaliya ee heshiiskii bilowgii bishii hore ay Ethiopia la gashay Somaliland.

Warkan iyo shirkaasi jaraa’id oo ku wehliyay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post