Sabti: July 30 2021
Waxaa magaalada London lagu soo gaba-gabeeyay shalay shirweynihii iskaashiga waxbarashada. Intii uu shirku socday waxaa lagu yaboohay lacag 5 billyan oo Gini oo lagu caawinayo horumarinta waxbarashada sagaashan dal oo Soomaaliya ay ku jirto.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Ra’iiusl Wasaaraha dalka Britain, Boris Johnson, waxaana ay ka wada hadleen iskaashiga labada dal.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________