Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022
Ku simaha Wasiirka Ahna wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiid iyo Duulista Hawada XFS Xil maxamed Cumar cali Cananuug oo ay wehlinayaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gaadiid iyo Duulista Hawada ayaa Shir Gudoomiyey Kulan looga hadlayey Sugida Amniga Garoonka aaden Cade
Shir kan oo ay kasoo qeyb galeen Hay’adaha Dowlada Somaliya ugu xilsaaran sugida Amniga Garoonka sida Booliska Nabad Sugida Duulista Hawada maareeyaha garoonka ayaa lagu soo bandhigay caqabadaha Amniga ee kajira garoonka Aden Cade
Ugu dambeyn Qodobada kasoo baxay shir kan ayaa lagu balamay in loo gudbiyo Golaha Wasiirada si soojeedinada Hay’adaha Amniga
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________