Muqdisho | QOL | June 24, 2017—dowaldda Mareykanka ay liiska waxa loogu yeero Argagaxisada ka saartay Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Hoggaamiyaasha Al-Shabaab.
Mareykanka ayaa horay Madaxiisa u dul dhigay lacag dhan (Shan Milyam oo Dollar) oo la siin doono cidii soo sheegta ama soo qabata Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur.
Arintan ayaa waxay Wararku sheegayan in ay ka dambeysay wadahadalo u socday isaga iyo dowladda Soomaaliya ay jirto xoogaa isku soo dhawaasho islamarkaana wadahadalkaas uu miro dhalay.Liiska Arga Gixisada
W/Q:- BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________