7365 Views

Qarax xoogan oo ka dhacay isgoyska Hotel Juba ee Muqdisho

Qarax xoogan oo ka dhacay isgoyska Hotel Juba ee Muqdisho
____________________________________________________________________________

download (22)

Muqdisho | QOL | Agoosto 22, 2015 Qarax weeyn ayaa gor 15 daqiiqo ka hor ka dhacay isgoyska Hoetel Juba, halso meel aad u dad badan oo baaburta lagu kala bedesha. Si la sheegay ayaa qaraxan ka dhashay gaari meesha la dhigay ee in muda ah yaalay meel an ka fogeey isgoyska an kor ku soo xusnai.

Ila hada lama oga dhibaata inta la egtahay, balse war hor dhac ah ayaa sheegaya in dad rayid ah ay halkaa ku dhinteen.

Isgooyska Juba ayaa ah meel ad gawarida u isticmaasho kuwa rayid ah iyo kuwa kalaba. Waxa intaa dheer in agaaarkaas lagu iibiyo shidaal, shaahi iyo dukaaman dawooyinka lagu iibiyo.

Wixi war ah ee nagu soo kordha dib ayaan u soo qori-doonaa.

______________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment