3855 Views

Labo Askari oo canshuur qaadayaal ah oo lagu dilay Muqdisho.

Labo Askari oo canshuur qaadayaal ah oo lagu dilay Muqdisho.
____________________________________________________________________________

Moqdisho, November 26, 2015 — Sida warka nagu soo gaaray, koox hubaysan ayaa Maanta ku dilay labo askari oo ah kuwa canshuurta qaada oo loo yaqaan” Municipio ” Dilkan ayaa ka dhacay Xaafadda Suuq-Boocle ee Degmada Dharkeenley  Wararka ayaa sheegaya in Labo Ruux oo Bastoolado ku hubaysan ay weerareen Labada Askari, xilli ay howlo canshuur qaadid ay ka samaynayeen Suuq Boocle.

Dablayda ayaa qaatey labadi Qori ee ay lahaayeen askarti la dilay, kadibna Goobta ayeey ka baxsaday kahor inta aan Ciidanka Degmada Dharkeenlay uusan soo gaarin halka dhibaata ka dhacday.

Ma aha marka ugu horeeysay ee dailal ka dhacaan degmada Dharkeenleey, sida badane baxsada.

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment