3882 Views

Urur Diimeedka Asaaciduuna Bil-Xaq Oo Laga Mam nuucay Midkamidah Maamul goboleedyada Dalka

Urur Diimeedka Asaaciduuna Bil-Xaq Oo Laga Mam nuucay Midkamidah Maamul goboleedyada Dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 15, 2017-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhammaan degaanada gobolka Nugaal laga mamnuucay Urur dimeedyadda Sida Al-Shabaab, Asaadicuuna Bil Xaq iyo Takfiir.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in la bilaabi doono howlgallo ka dhan ah Kooxahaasi.

Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda waxaa la faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.
Maamulka Gobolka Nugaal, maxkamadda ciidamada qalabka sida, taliska ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo taliyayaasha qaybaha ee gobolka Nugaal ayaa kulanka ka qeyb galay.

Puntland ayaa laamaha Amni Fartay in ay tilaabo adag ka qaadaan Xubnaha ka tirsan urur diimeedka Saadicuuna Bil Xaq.
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment