3378 Views

Saraakiil Katirsan Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya Oo Maanta Tababr Loogu Qaaday Dalka Ingariiska

Saraakiil Katirsan Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya Oo Maanta Tababr Loogu Qaaday Dalka Ingariiska
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Abriil 23, 2017 Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyey Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adam Jimcaale ( Koofi)

Saraakiishan maanta tababarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska gaar ahaan garoomada London ,  Manchester iyo Birmham.

Wadamada Dernmark , Norwey,  iyo Rwanda ayaa tababaro nuucan oo kale ah waxa ay horay u siiyeen saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana uu dalka ingariiska qeyb ka noqonaa wadamada dalkooda ku soo tababaray saraakiil ka tirsan HSJ.

wwwwwww

kkkkkk

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment