3981 Views

DAAWO SAWIRADA :- Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo lagu soo bandhigay xeebta Taliyaaniga

DAAWO SAWIRADA :- Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo lagu soo bandhigay xeebta Taliyaaniga
____________________________________________________________________________

Italy | QOL | June 02, 2017— Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale.

Maraakiibtan Talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay Tahriibayaashan kaddib markii Doontii ay wateen ay ku qar-qantay xeebaha Jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.

Tahriibayaal fara badan oo isugu jira Soomaali iyo African kale ayaa hore ugu geeriyooday Badda Madetarienka-ka ee u dhaxeysa Libya iyo Ital

Inta badan dadka ka imaanaya Afrika ee ka soo gudbaya Badda Madetarienka-ka ayaa waxa ay ka soo baqoolaan dalkaasi Libya, badankoodana waxa ay ka yimaadaan wadamada Afrika iyo Bariga Dhexe.

In ka badan 180,000 oo Muhaajiriin ah ayaa sanadkii hore waxa ay gaareen dalka Talyaaniga, taas oo aheyd tiradii ugu badneyd ee wadankaasi gaara.

1

2

3

4

05

7

008

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Italiy

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment