4902 Views

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 18  October 2017 – Waa la soo sheegay in Xildhibaan Bootaan Ciise Calin, uu xalay ku geeriyooday Dalka Hindiya, halkaas uu u joogay baaritaan caafimaad iyo dawo.

Wuxuu ahaa xilddhibaan in muddo ah ku jiray Barlamaannada hore, waxxuna ka mid ahay ciidamadi ku jiray dagaalki 1977 ee lagu qaaday Itoobiya.

Allah u naxariisto Ciise Bootaan, geeridiisa waxaa ka tacsiyeeya Mudanayaasha Barlamaanka hadda jiro, kaas oo asagu mid ahaa, waxaana ugu dambaysti laga soo doortay GMudug uu asagu u dhashay.

Ali Omar Ghedi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment