2862 Views

Sawiro:-Shirkii Madaxda Qaranka iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo Iminka Ka furmay Muqdisho .

Sawiro:-Shirkii Madaxda Qaranka iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo Iminka Ka  furmay Muqdisho .
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Waxaa goor-dhaw Madaxtooyada Soomaaliya ka furmay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul Gobaleedyada sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Dowladda Soomaaliya.

Shirkaan oo saacado dib u dhacay ayaa la sheegay in xiligaan uu toos kaga socdo Madaxtooyada Soomaaliya waxaana ku sugan dhamaan dhinacyada Shirka.

Saraakiisha Dowladda ee qaban qaabada Shirka ayaa xaqiijiyay in hada uu furitaan yahay qodobada la isku haayana ee muranka ka dahx-abuuray Madaxda Qaranka iyo Kuwa maamul Gobaleedyada dooda ay bilaaban doonto gilinka danbe ee maanta.

 

Z1 Z2

 

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHAAAA

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment