Sunday, 28 April 2024
3180 Views

Baarlamaanka oo ka doodaya sharciyo aad logu baahanyahay

Baarlamaanka oo ka doodaya sharciyo aad logu baahanyahay
____________________________________________________________________________
Muqdisho, 27 January, 2016: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yaalanaya xarunta golaha shacabka kana doodaya labo hindise sharciyeed.

Maxamed Cumar Maxamuud Hab-dhowraha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in mudanayaasha ay ka hadli doonaan ajandayaal dhowr ah oo ay uga hadlayaan xaaladda dalka sida sharciga sugitaanka Xuduudaha iyo sharciga Xanaanada Xoolaha oo dhammaan u ah dalka sharciyo Muhiim ah in meel marintooda baarlamaanka ay ka doodaan.

Barlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wali waxaa horyaalla Sharciyo Muhiim ah kuwaas oo u baahan in Xilhibannada ka hor inta aysan meel marin laga doodo.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment