Gaas iyo Keating oo Kulmay Posted on December 31, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | December 31, 2016 – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta 31 December 2016…Read more »
Go’aankii ka soo baxay Kulankii maanta ee Baarlamaanka Soomaliya & Shuruudo lagu xiray musharaxiinta guddoonka cusub Posted on December 31, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | December 31, 2016 – Kulankii labaad kalfadhigii koowaad ee xildhibaannnada baarlamaanka 10aad ee Soomaliya Sabtidii maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa go’aan looga…Read more »
Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan oo ka soo degay Muqdisho & kulamo uu la yeelanayo Xildhibaanada Posted on December 31, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | Decemeber 31, 2016 – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa duhurnimadii Sabtida maanta ka degay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha…Read more »
Abaalmarinta HIRDA Achievers Award 2016 oo lagu bixiyay dalka Holland (SAWIRRO) Posted on December 31, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Holland | December 31, 2016 – Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands lagu qabtay Munaasabad lagu bixinayay Abaalmarinta (HIRDA Achievers Award 2016), kaasi oo…Read more »
Taliye-Xigeenkii Madaxtooyada oo La Dilay Posted on December 31, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | December 31, 2016 | VOA – Taliye xigeenkii madaxtooyada Soomaaliya Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Cabdulle Qoorgaab ayaa lagu dilay gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliyaa. Sarkaalka…Read more »