3393 Views

Sawiro:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Lakulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Madaxda Dalka Masar

Sawiro:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Lakulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Madaxda Dalka  Masar
____________________________________________________________________________

Muqdiaho | QOL | September 30, 2017 – Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho ku joogga dalka Masar ayaa maanta waxaa lagu waddaa in uu la kulmo Gudoonka Baarlamaanka dalka Masar.

Mas’uuliyiinta uu la kulmi doono Saacaddaha soo socda , waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Masar Cali Abdel Aal.

Sida ay xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka labada Mas’uul waxa ay ka wada hadlin doonaan xiriirka ka dhaxeeya labada Baarlamaan.

Gudoomiye Jawaari ayaa Khamiistii gaaray Magaalada Qaahira, waxaana uu la kulmay Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Cabdi qaasim Salaad Xasan oo mar Madaxweyne kasoo noqday Soomaaliya.

 

m1 m2 m3

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment