Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiisyo 200 milyan oo doolar lagu taabbagelinayo Posted on November 28, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | November 28, 2017 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday illaa iyo shan heshiis oo kul sal go’an…Read more »
Mareykanka Oo Sheegay inuu duqeyn la eegtay Daacishta Somaliya. Posted on November 28, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 28 November, 2017 —Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn Diyaaradeheeda ay ka geysteen qeybo kamid ah Gobolada dalka Somaliya kadib howlgal dhanka…Read more »
Hoggaamiyihii jabhadda Janjaweed oo lagu xiray Sudan Posted on November 28, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 28 November, 2017 —Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa xabsiga u taxaabay madaxii jabhadda Janjaweed kaas oo lagu tuhunsanyahay in uu gobolka Dafuur ka…Read more »
Xaflad lagu Sagootinayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Xalay lagu Qabtay Dowladda Xoose Posted on November 28, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 28 November, 2017 —Munaasabadaan oo ahayd mid lagu sagootinayey wafdiga uu hogaaminayay Guddoomiyaah Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo Mudooyinkaan ku…Read more »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo La kulmay Madaxweynaha Jaziiradda Siishelis Posted on November 28, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 28 November, 2017 —Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya yuusuf garaad Cumar oo Booqasho ku joogay Wadanka Siishelis ayaa la kulmay madaxweeynaha Dalkaasi Danny…Read more »
Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta ka qeyb galaya Caleemasaarka M/weynaha Kenya Posted on November 28, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 28 November, 2017 —Maanta oo Talaado ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya waxaa ka dhaceysa Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,waxaana ka…Read more »
Madaxweynaha Faransiiska Oo Booqanaya Galbeedka Afrika Posted on November 28, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 28 November, 2017 —Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqashadiisii ugu horreysay ee waddaamda galbeedka Afrika ku tahay dalka Burkina Faso. Booqashadiisa…Read more »
US Targets IS in Somalia Airstrike Posted on November 28, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Mogadisho | QOL | 27 November 2017 | One terrorist was killed in a targeted airstrike in Somalia conducted by U.S. forces in coordination…Read more »
Somali Minister : Turkey is number one study destination Posted on November 28, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Istanbul | QOL | 27 November 2017 | Sadiq Abdullahi Abdi says ” Somali students prefer Turkey to the US or other Western countries…Read more »