Hogaamiyaha Al-Shabaab Iyo Ciidamo La Socda Oo Maanta Lagu arkay G/Gedo. Posted on December 2, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 02, 2017 – Hogaamiyaha Guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo Boqolaal ka mid ah Ciidanka Al-Shabaab ayaa maanta…Read more »
Wasiirka Gaashaandhiga oo xilka la wareegayo Posted on December 2, 2017 by Ali | 0 Comments Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka socota xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga…Read more »
Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray Posted on December 2, 2017 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 2 | Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha…Read more »
Dood ku saabsan Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018 oo ka socota Muqdisho Posted on December 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 2, 2017 – Kulan dood dadweyne oo looga hadlayo Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018 ayaa xilligan ka socda magaalada…Read more »
Somalia lays out work plan for rehabilitation of ex-militants Posted on December 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Mogadishu | QOL | December 2, 2017 – Somalia and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have set out a detailed work plan on integrating…Read more »
Madaxweyne Gaas oo markii ugu horaysay qiray in la kordhiyey khidmada dekadda Boosaaso Posted on December 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 2, 2017 – Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u waramay Idaacada BBC laanteeda afka Soomaaliga ayaa markii…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay Posted on December 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 2, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib…Read more »
War Saxaafadeed: Soomaalida ku xanniban dalka Liibiya Posted on December 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Tr. December 01, 2017 Muqdisho – Soomaaliya Ka dib markii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed,…Read more »
Akhriso:– Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha adduunka 2018 Ee Ka Dhici Doona Dalka Ruushka Posted on December 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 01, 2017–Xaflada isku aadka tartanka ciyaaraha adduunka 2018 ayaa goordhow lagu dhowaaqay iyadoo xulalka Portuqiiska iyo Spain ay isku…Read more »
Kenya Oo Xukun ku Riday Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyay Al-shabaab. Posted on December 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | December 01, 2017—Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee Bariga Dalka Kenya, ayaa 30 Sano oo xabsi ah ku riddaay muwaaddin…Read more »